Akhriso) Isku aadka horyaalka kooxaha Yurub ee Champions Leauge oo la sameeyey

Waxaa maanta la sameeyay isku aadka koobka kooxaha qaaradda Yurub ee Champions Leauge ee xilli ciyaareedka 20018/2019.

C.Ronaldo ayaa dib ugu laaban doona Manchester, marka ay Juventus iyo Manchester United isku arkaan group-ka H.

Dhanka kale, safka ugu adag ayaa lagu tilmaami karaa midka B ee ay kooxaha Barcelona, PSV, Intermilan iyo Tottenham ay is wada arki doonaan.

Kulanka ugu horreeya ayaa la dheeli doonaa September 18, iyadoo Finalkuna lagu qaban doono gegida ay ku dheesho Atletico Madrid ee Wanda Metropolitano, June 01, 2019-ka.

Waxay kooxuhu isku arki doonaan sida soo socota.

Group A: Atletico Madrid, Dortmund, Monaco, Club Brugge

Group B: Barcelona, Tottenham, PSV, Inter Milan

Group C: PSG, Napoli, Liverpool, Red Star Belgrade

Group D: Lokomotiv Moscow, Porto, Schalke, Galatasaray

Group E: Bayern Munich, Benfica, Ajax, AEK Athens

Group F: MAN CITY, Shakhtar, Lyon, Hoffenheim

Group G: Real Madrid, Roma, CSKA Moscow, Viktoria Plzen

Group H: Juventus, MAN UTD, Valencia, Young Boys

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

- Advertisement -