Allbanaadir.com
NEWS

War-murtiyeed laga soo saaray Shir Muqdisho ku yeesheen DF iyo Dowlad goboleedyada

Wasiirrada dekedaha ee dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada xubnaha ka ah dowladda oo shir ku lahaa magaalada Muqdisho ayaa soo saaray war-murtiyeed lix qodob ka kooban.

Shirkan wasiirrada yeesheen oo ahaa mid wadatashi ah oo laba maalmood Muqdisho ayaa lagu taageerayay howlgalada ka dhanka ahaa Al Shabaab, waxaa sidoo kale shirka lagu heshiiyay horumarinta dekadaha dalka iyo u qaareemidooda.

Related posts

Nin Muslim ah oo celiyay lacag aad u badan kusoo qaldantay koontadiisa

Cabdi Cade

Xaaf oo wareegto ka soo saaray Maqaamka ay yeelaneyso Magaalada Cadaado (Akhriso)

Caydiid Ali

Xabad joojin ka dhaqan gashay Sudan iyo xaalada Khartuum oo xasiloon

Caydiid Ali