Allbanaadir.com
NEWS

Madaxweyne Qoorqoor oo Guddoomiye gobol u magacaabay Cabdinaasir Cabdulqaadir Cabdulle

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa caawa u magacaabay guddoomiyaha gobalka Mudug Mudane Cabdinaasir Cabdulqaadir Cabdulle .

Wareegto uu soo saaray madaxweyne Qoorqoor ayuu xilka uga qaaday guddoomiyihii hore ee gobolka Mudug, waxa uuna faray hay’adaha kala duwan ee Galmudug in ay la shaqeeyaan guddoomiyaha cusub uu magacaabay.

 

 

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Xarunta Tababarka Tiknoolajiyada Somtel  oo tababar u furtay Arday Jaamacadeed (Sawirro)

Cabdi Cade

Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay Khayelitsha iyo Faah faahino kasoo baxaya

Cabdi Cade

Banaan bax ka dhan ahaa Madaxweyne Farmaajo iyo Qoor Qoor oo ka dhacay Muqdisho

Cabdi Cade
Taboola Ads ---