Allbanaadir.com
NEWS

Dowladda Soomaaliya oo Amarro cusub dul dhigtay Imaamyada Masaajida iyo Shacabka (Akhriso)

Wasaaradda awqaafta iyo arrimaha diinta xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay ammaro cusub oo la dul dhigay imaamyada masaajida, culimada iyo shacabka Soomaaliyeed .

Qoraalka kasoo baxay wasaaradda owqaafta iyo arrimaha diinta ayaa looga digay imaamyada, masaajida, khadiibyda, culimada iyo shacabka Soomaaliyeed in wax macaamil nuuc kasta uu ahaado la sameeyaan kooxda Al Shabaab.

Wasaaradda owqaafta ayaa sidoo kale uga digtay shacabka Soomaaliyeed uga digtay in ay ka fogaadaan goobaha ay gabaadka ka dhigtaan kooxda Al Shabaab gaar ahaan goobaha dowladda bartilmaameedka u ah.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Aqoonyahan Caan ah oo si naxariis daro ah u dilay gabar yar uu Jeclaa !!

Cabdi Cade

Shaki laga muujiyay Xildhibaanimada Shiikh Shariif & khalqal soo wajahay !!

admin

Xeer-ilaalinta Maraykanka oo diiday in la faafiyo qoraal ay maxkamadda la wadaageen

Cabdi Cade
Taboola Ads ---