Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

DEG DEG: Dayuurada Ethiopian Airlines oo caawa shil ku gashay Garoonka Aadan Cabdulle

Dayuurada Ethiopian Airways ayaa lagu soo warramayaa iney shil ku gashay gudaha garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho.

Shilkan ayaa yimid kadib markii mid ka mid ah garbaha diyaarada ay waxyeello gaartay xilli ay dooneysay in ay ka duusho Garoonka Aadan Cabdulle.

Wararka ayaa sheegaya in shaqaalaha iyo rakaabkii saarnaa diyaarada ay bad qabaan, inkastoo la arkayay qiiq isku shareeyay hawada.

LA SOCO WIXII SOO KORDHA

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Afhayeenka G/Banaadir oo beeniyey Warar lagu faafiyey Baraha bulshada

Caydiid Ali

(Daawo Sawirro) Sida RW Khayre & wafdigiisa loogu soo dhoweeyey Dhuusamareeb

Caydiid Ali

Jubbaland oo ka hadashay caqabada heysata Shirkii lagu balansanaa Muqdisho

Caydiid Ali
Taboola Ads ---