Allbanaadir.com
HIRSHABELLENEWS

Guddi Qiimeyn ku sameeya Khasaaraha ka dhashay Qaraxii Baladweyne oo la magacaabay (Magacyada)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Magacaabay Guddiga Gurmadka iyo Qiimeynta Khasaarihii ka dhashay qaraxyadii shalay ka dhacay Magaalada Beledweyne.

Madaxweynaha ayaa faray guddigaan in si deg deg ah ay ku howlgalaan si loogu gurmado dadka ku waxyeeloobay qaraxyadii argagixiso ee ka dhacay Magaalada Beledweyne, qiimeynna ay ku sameeyaan baaxada qasaaraha ee uu geystay.

Related posts

Shir looga hadlayay Xasillinta Deegaannada Hirshabelle oo dhacay

Cabdi Cade

Mid ka mid ah Abwaanada Soomaaliyeed ee caanka ah oo goor dhow geeriyooday

Caydiid Ali

Weerar lagu dilay 60-qof oo ka dhacay Tiyaatar kuyaalla Ruushka iyo koox sheegatay masuuliyada

Cabdi Cade
Taboola Ads ---