Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Lataliye Sare u Magacaabay Wariye Caan ah (Wareegto)

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa mudane Salmaan Jamaal Saciid u magacaabay Lataliye Sare Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Arrimaha saxaafada.

Wariye Salmaan Jamaal Saciid ayaa kamid ah wariyaasha Soomaaliyeed kuwooda uga caansan, waxa uuna wariyahan kasoo shaqeeyay warbaahino kala duwan oo isugu jira Idaacado iyo telefashino.

Dowladda Soomaaliya ayaa fursado waxaa sanadahan ka helayay wariyaal badan oo qaarkood loo magacaabay in ay afhayeeno noqdaan, waxaa sidoo kale xildhibaano noqday wariyaal iyana kasoo shaqeeyay Warbaahinta dowladda.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

- Advertisement -