Allbanaadir.com
JUBALANDNEWS

Ciidanka Danab oo sheegay iney fashiliyeen qaraxyo ay diyaarisay Al-shabaab (Sawirro)

Ciidanka Kumaandoska Xoogga dalka ee  Danab howlgal ka dhan ah Al-shabaab ka sameeyey degaano ku yaalla duleedka magaalada Kismaayo

Saraakiisha ciidamada ayaa sheegay in howlgalkan uu ahaa mid nadiifinayo Wadooyin ay Al-Shabaab ku aseen Miinooyin.

Jidadkan ayaa todobaadkii hore waxaa qaraxyo la aasay ay ku qabsadeen  8 Gaari oo ay wateen dad Shacab ah waxaana ku dhintay dad badan, qaar kalena wey ku dhaawacmeen

Ciidanka Kumandoska Danab ayaa sheegay iney hHowlgalkaas ku soo saareen 7 Miino oo Isugu jira Kuwa Joogsiga Iyo kuwa meelaha durugsan laga hago.

Related posts

Caqabadaha waa weyn ee ku Gedaaman Helidda Dalkugalka dalka Hindiya (Visa)

Cabdi Cade

Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo xabsi la dhigay iyo Sababta keentay

Cabdi Cade

Tuugsadaha ugu lacagta badan Adduunka iyo tirada lacagta uu heesto oo la ogaaday !

Cabdi Cade
Taboola Ads ---