Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Madaxweyne Qoorqoor oo Magacaabay Wasiiro cusub (Akhriso Magacyada)

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa magacaabay wasiiro cusub oo ka mid noqanaya xukuumadiisa.

Wasaaradda Qorsheynta iyo Horumarinta Dhaqaalaha ayuu u magacaabay Axmed Cali Maxamed, Sidoo kale wuxuu Wasaraadda Dhalinyarada iyo Isboortiga u magacaabay Cumar Sheegow Maxamed

HOOS KA AKHRISO WAREEGTADA

Related posts

Ciidamada dowlada Somalia oo dagaal kula wareegay degaano cusub oo ka tirsan..

Caydiid Ali

Golaha Wasiirada cusub ee Galmudug oo yeeshay shirkoodii ugu horeeyey (Sawirro)

Caydiid Ali

Dawladaha Soomaaliya iyo Turkiga oo ka wada hadlay Arimo Muhiim ah (Daawo Sawirada)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---