Allbanaadir.com
NEWS

Madaxweyne Qoor Qoor oo Safar dhulka ah ku tagay Deegaanka Baxdo (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi ballaaran uu hogaaminayo ayaa socdaal dhulka ah ku gaaray deegaanka Baxdo ee gobolka Galgaduud, iyadoona halkaasi soo dhawayn ballaaran ay ugu sameeyeen shacabka iyo maamulka degmada.

Wafdiga madaxweynaha ayaa waxaa ka mid ahaa xubo ka tirsan aqalka sare ee BFS, wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan Dowlada Galmudug iyo gudoomoyaha Gobolka Galgaduud.

Madaxweynaha ayaa gacan qaaday guud ahaan dadkii kusoo dhaweeyay  Baxdo, isagoona xusay in shacabka  Baxdo ay muujiyeen geesinimo, iskana diideen duullaankii qaawanaa ee kooxda argagixisada ah ku soo qaaday degmada.

Related posts

Dowlada Soomaaliya oo soo saartay Digniin cusub oo ku socota labo magaalo (Akhriso)

Cabdi Cade

Dowladda oo Faah faahisay weerar Al Shabaab looga dilay in ka badan 150 Dagaalyahan

Cabdi Cade

Xagee ku Dambeysay Amiiradii u dhalatay Imaaraadka ee baxsatay ?(Daawo Sawirro)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---