Hirshabelle oo shaacisay doorashada saddex kursi iyo jadwalkooda (Akhriso)

Gudiga Hirgalinta Doorashada Hirshabeelle SEIT ayaa qabashada 3 kursi oo ka mid ah kuraasta Deegaan doorashada tahay caasimadda Hirshabelle magaalada Jowhar kuwaasoo kala ah HOP024, HOP106 iyo HOP140

- Advertisement -