Allbanaadir.com
JUBALANDNEWS

(Daawo Sawirro) Ciidanka Nabad Sugida Jubbaland oo fashiliyey qarax lagu xiray gaari

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka & Nabadsugida Jubbaland ayaa galabta fashiliyey miino Al-shabaab gaariga ugu xireen mid ka mid ah dhalinyarada xaafada Guulwade ee magaalada Kismaayo.

Saraakiisha Ciidankaas ayaa sheegay iney ku guuleysteen inay si ammaan ah uga furaan miinada gaariga taasoo ahayd nooca dhajiska ee loo isticmaalo gaadiidka.

“Waxaan u mahadcelineynaa bulshada magaalada Kismaayo ee sida joogtada ah u soo wargelinaya ulana shaqeynaya laamaha amniga” ayaa lagu yiri qoraal ka soo baxay Hay’adda Sirdoonka & Nabadsugida Jubbaland.

https://www.youtube.com/watch?v=C7HqZlLNE2s&t=143s

Related posts

Wariye Caan ah oo Raaligelin  ka Bixiyey Heestii Duceysane Wiilkeyow uu bedelay

Cabdi Cade

Ra’isul Wasaare Maxamed Al Bashiir oo si raami ah u shaqo bilaabay

Cabdi Cade

Odayaasha iyo Bulshada soo xuleysa ergada dooraneysa lix kursi oo la shaaciyay

Cabdi Cade
Taboola Ads ---