Allbanaadir.com
GALMUDUGNEWS

(Sawirro) Madaxweyne Qoorqoor oo gaaray Gaalkacyo iyo Xog ku aadan ujeedka safarkiisa

Madaxwaynaha Dowladda Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye, oo safar shaqo ku tagay magaalada Gaalkacyo galinkii danbe ee maanta.

Waxaa si wayn ugu soo dhaweeyay Wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan labada gole ee dowlada Galmudug, xildhibaano katirsan dowlada federalka, maamulka degmada Gaalkacyo iyo kan gobolka Mudug, masuuliyiin kale iyo qeybaha kala duwan ee Bulshadda.

Booqashada Qoorqoor ku tagay magaalada Gaalkacyo ayaa la sheegay iney salka ku heyso bilaabashada wejigii labaad ee doorashada xubnaha golaha shacabka, iyadoo dhowaan la soo gebagebeeyey doorashada kuraastii tiilay magaalada Dhuusamareeb.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Gen. Cabdixamiid: “Raisal Wasaare Rooble ayaa boobaya dhulkii ciidanka Badda”.

Caydiid Ali

Qaraxyo lagu gubay gaadiid milateri oo ka dhacay gudaha dalka Kenya

Caydiid Ali

Maxkamada Ciidamada Xoogga oo Xukun adag ku riday Yuusuf Xassan Ibraahim

Caydiid Ali
Taboola Ads ---