Allbanaadir.com
GALMUDUGNEWS

Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo Kulane Jiis oo Hal Maalin la dooranayo (Jadwal Doorasho)

Guddiga Doorashooyinka heer dowlad goboleed Galmudug ayaa goordhaw shaaciyay jadwalka doorashada saddex kamid ah kuraasta gollaha shacabka ee lagu dooranayo magaalada Dhuusomareeb ee caasimadda Galmudug.

Qoraalka kasoo baxay guddiga doorashada ayaa lagu shaaciyay in doorashada saddexda kursi ee kala ah HOP040 #HOP138 #HOP007 la qabanayo 14-ka bishan oo ku beegan maalinta isniinta ee isbuucan.

Kuraastan la shaaciyay jadwalkooda ayaa labo kamid ah musharxiinta u taagan loona badinayo in ay kusoo baxaan kamid ah Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo Kulane Jiis oo kamid ah Saraakiisha NISA ee qaraabada la ah Farmaajo.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Cabashadii keentay Babaanbixii maanta ka dhacay Muqdisho oo la xaliyay (Daawo Sawirada)

Cabdi Cade

Maxaa ka jira in dowladda Turkiga loo gacan gelinayo Wadaadka Fethuleh Gullen?

Caydiid Ali

Daawo:-Amniga xabsiga dhexe ee Muqdisho oo wax laga bedelay & ciidamo cusub oo..

Caydiid Ali
Taboola Ads ---