Allbanaadir.com
NEWS

Taliyeyaal amni oo loo Magaacabay goobaha doorashadu ka dhaceyso ee Hirshabelle

Taliyaha Booliska Hirshabeelle ahne Taliyaha amniga doorashada Col Xasan Dhicisoow Xasan ayaa magacaabay Taliyayaasha amniga goobaha doorashada Xidhibaanada Golaha shacabka ay ka dhaceyso Hiiraan iyo Sh/dhexe.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Taliyaha ayaa waxaa Taliyaha amniga goobaha doorashada Beledweyne loogu magacaabay laba Xidigle Muuse Salaad Wehliye oo horay u soo noqday taliyaha Booliska Beledweyne, halka Gaashaanle Muqtaar Cabdulle Nuur loo Magacaabay Taliyaha Amniga doorashada Magaalada Jowhar.

HOOS KA AKHRISO WAREEGTADA

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

C/kariin Guuleed oo ka hadlay doorashada Galmudug, hambalyona u diray Qoor-qoor

Caydiid Ali

Madaxweyne Farmaajo oo kulan xasaasi ah la qaatay gudoomiyeyaasha degmooyinka Muqdisho

Caydiid Ali

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Xariga ka jaray Dhismaha Dekedda Garacad (Sawirro)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---