Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

MIdowga Musharaxiinta oo War ka soo saaray qodobadii ka soo baxay shirkii Golaha wadatashiga

MIdowga musharaxiinta madaxtinimada Somalia ayaa soo dhoweeyey qodobadii ka soo baxay shirkii mudada afarta cisho ah uga socday Muqdisho Golaha Wadatashiga Qaran, kaasoo laga soo saaray War-murtiyeed ka kooban 18 qodob oo khuseeya hufnaanta iyo jadwaleynta xilliga ay soo dhammaaneyso doorashada.

HOOS KA AKHRISO QORAAL AY SOO SAAREEN MIDOWGA MUSHARAXIINTA

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Muslimiinta kunool dalka Mareykanka oo farriin hanjabaad ah u diray Madaxweyne Biden

Cabdi Cade

Tartankii dowlad goboleedyada ee Shalay furmay oo dib loo dhigay iyo Sababta keentay

Cabdi Cade

Golaha Guurtida Somaliland oo Muddo kordhin u sameeyay Madaxweyne Muuse Biixi

Cabdi Cade
Taboola Ads ---