Allbanaadir.com
NEWS

Bushaaro: Dugsiga Daarul qura’aan Online oo fursad qaaliya u haya Qurba joogta  iyo Caruurtooda

WhatsApp: +252633815456

Dugsiga Daarul Qura’aan Online waa dugsi quraan online ah oo loogu talo galay qurbajoogta Soomaaliyeed iyo caruurtooda , meelkasta oo ay kaga nool yihiin adduunka .

Dugsiga waxa wax ka baran kara Caruurta iyo dadka waaweyn labadaba.

Dugsigu waxa uu fursado gaar ah u hayaa waalidiinta qurbaha kunool , iyadoo laga caawinayo waxbarashada iyo tarbiyadda ubadka.

 Dugsigu waxa uu kuu diyaariyay macalimiin rag iyo haweenba leh oo aqoon buuxda u leh casharada ay bixinayaan .

 Manhaj tayo leh oo u gaar ah dugsiga.

 Wakhtiga xiisadda loo galayo ardayga ayaa dooranaya .

Koorsoyinka dugsiga lagu barto waxa kamid ah : –

1) Quraanka kariimka ah
2) Qiraa’aatka Quraanka kariimka ah.
3) Higaadda
4) Carabida
5) Xadiithka
6) Caqiiqda islaamka
7) Fiqhiga
8) Siirada nabiga صلى الله عليه وسلم
9) Tarbiyadda caruurta
10) Baridda caruurta ( Salaadda iyo axkaamta islaamka)
11) Tafsiirka iyo tajwiidka quraanka
12) Muxaadaraat iyo wacdi joogto ah

Nala soo xiriir oo hel macluumaad dheeraad ah:

WhatsApp: +252633815456
IMO: +252633815456
Telegram: +252633815456

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Madaxweynihii hore gobolka Tigray iyo ku-xigeenkiisii oo gacanta lagu dhigay

Caydiid Ali

Wasiir Beyle oo shaaciyey xiliga IMF ku dhawaaqeyso cafinta deynta Soomaaliya

Caydiid Ali

Madaxweyne Farmaajo oo loogu hanjabay in Durbaano lagu yeerin doono hadii uu ka hadlo…

Cabdi Cade
Taboola Ads ---