Allbanaadir.com
NEWSWORLD NEWS

Shirkadda iska leh Facebook oo magacii laga beddalay (Akhriso Magaca cusub)

Milkiilaha shirkadda facebook Mark Zuckerberg ayaa ku dhawaaqay in magaca Meta uu noqon doono shirkadda leh Facebook.

Meta ayaa waxaa hoos tagi doona Facebook, WhatsApp iyo Instagram sida uu sheegay Mark Zuckerberg

Magacyada Facebook, WhatsApp iyo Instagram ee accouna-da laga sameysto isma beddeli doono ee waxa isbeddelayaa waa shirkadda iska leh  oo hadda ka dib magaca Beta.

Isagoo ka hadlayey shirka Connect ee uu Kambanigu lahaa ayuu sheegay inay diiradda saarayaan in ay dadku udub dhexaad u noqdaan tiknolojiyaddooda sii horumareysa

Zuckerberg ayaa Twitter ku qoray in aanay waxba iska bedeli doonin qaab-dhismeedkii shirkadda iyo hay’adaha kale ee hoos taga sida Whatsup, Instagram iyo facebook.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

400 Arday oo u fariistay imtixaan loo gelayo Deeqda Waxbarasho ee Hormuud Salaam Foundation (Sawirro)

Cabdi Cade

Askari ka tirsan ciidanka DF oo lagu dilay duleedka Muqisho iyo ninkii fuliyey oo..

Caydiid Ali

Trump oo ciqaab adag ugu hanjabay Sacuudiga hadii ay ku cadaato dilka Khashoggi

Caydiid Ali
Taboola Ads ---