Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Xukuumada Somalia oo ka soo horjeesatay doorasho ka dhacday Muqdisho (Akhriso)

Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga ee xukuumada Somalia ayaa ka soo horjeesatay doorashadii xubnaha cusub ee maamulka guddiga Olombiyada Soomaaliyeed oo maalmahan ka socotay magaalada Muqdisho.

War-saxaafadeed ka soo baxay wasaarada ayay ku magacawday guddi ka soo tala bixiya doorashada ay qabsadeen Guddiga, taasoo ay Wasaaraddu ku sheegtay inay baalmarsantahay sharciga u degsan dowladda.

War-saxaafadeedka ayaa u qornaa sidan:-

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Ciidanka Israel oo maanta askartii uhu badneyd looga dilay dagaalka ka socda Gaza

Caydiid Ali

Maxaa ka qaldanaa talaabadii ciidamada dowladu ku xireen Masaajidada Muqdisho?

Caydiid Ali

War Saxaafadeed goordhaw laga soo saaray Xafiiska Ra’isul Wasaare Kheyre

Cabdi Cade
Taboola Ads ---