Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Gudoomiye Mursal oo sharci daro ku tilmaamay dhaarinta Wasiirka cusub ee amniga

Guddoomiyaha baarlamanka xiligiisu dhamaaday ee Somalia Maxamed Mursal C/raxmaan ayaa sharci daro ku tilmaamay talaabadii uu maanta wasiirka cadaalada ku dhaariyey wasiirka cusub ee amniga Somalia C/llaahi Maxamed Nuur.

Qoraal ka soo baxay Gudoomiye Mursal oo loo diray xafiiska Rooble ayaa lagu sheegay in dhaarinta iyo ansixinta xubnaha golaha wasiirada ay tahay howl u taalla golaha shacabka.

Talaabadan uu Mursal kaga hor yimid dhaarinta wasiirka cusub ee amniga ayaa loo arkaa inuu gadaal ka riixayo Madaxweyne Farmaajo oo diidan isbedelka lagu sameeyey wasiirkii amniga Qaranka.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA MURSAL

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Saraakiisha dowlad degaanka Soomaalida oo war ka soo saaray dagaalka Al-shabaab

Caydiid Ali

Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay Magaalada Muqdisho

Caydiid Ali

Somalia oo shuruud ku xirtay dhexdhexaadin iyo wadahadal ay la gasho Itoobiya

Caydiid Ali
Taboola Ads ---