Allbanaadir.com
HIRSHABELLENEWS

Jadwalka doorashada xubnaha Aqalka sare ee Hirshabelle oo la soo saaray (Akhriso)

Guddiga doorashada Baarlamanka dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa soo saaray caawa jadwalka doorashada xubnaha aqalka sare ku meteli doona maamulkaas afarta sano ee soo socota.

Talaabadan ayaa ku soo aadeysa xili maanta Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle Cali Guudlaawe uu shaaciyey liiska musaharaxiinta xubnaha aqalka sare ku metelaya Maamulkaas.

HOOS KA AKHRISO JADWALKA

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

https://youtu.be/bTk5EoOoBvo

Related posts

Tirtada dadka ku dhintay isbuurashadii Indonesia oo sii korodhay (Sawirro)

Caydiid Ali

Maxaa ka jira in shaqaalaha dowlada qaarkood aysan mushahar qaadan 9 bilood?

Caydiid Ali

Al Shabaab oo gubtay 7-gaari oo xamuul siday iyo Dowlada oo War kasoo saartay

Cabdi Cade
Taboola Ads ---