Allbanaadir.com
NEWS

(Daawo Sawirro) Sida maanta looga ciiday qaar ka mid ah degaanada hoos taga Al-Shabaab

Degaanada hoostaga Al-shabaab ee koonfurta iyo bartamaha Somalia ayaa manta si weyn loga dabaaldegay munaasabada maalinta koowaad ee ciidul fitriga

Saraakiil ka tirsan al-shabaab ayaa dadweyne fara badan oo isugu jiray rag, haween iyo caruur salaadii ciida kula tukaday saaka degaanka Galhareeri ee gobolka galgaduud.

Al-shabaab ayaa sidoo kale isu soo baxyo lagu weyneynayo ciida ka sameeyey degaano kale oo ka mid ah kuwa ay weli maamulaan.

Meelaha ay maamulaan al-shabaab ee sida weyn looga ciiday ayaa waxaa ka mid ah degmada saakow ee gobolka Jubada dhexe.

SAWIRADA GALHAREERI

HOOS KA DAAWO SAWIRADA SAAKOW

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Faahfaahin: Dhulgariir kale oo ka dhacay Gobolka Hatay ee dalka Turkiga(Sawirro)

Caydiid Ali

Ra’isul Wasaare Kheyre oo goordhaw magacaabay Sadex Wasiir (Akhriso Magacyada)

Cabdi Cade

Gabdho Soomaaliyeed oo Guulo waa weyn ka gaaray Doorashooyin ka dhacay Mareykanka

Cabdi Cade
Taboola Ads ---