Allbanaadir.com
NEWS

Madaxweyne Cali Guudlaawe oo la kulmay una Mahad celiyay Mehmet Yilmaz (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta kulan la qaatay Safiirka Dowlada Turkiga u fadhiya Soomaaliya Ambassador Mehmet Yılmaz.

Madaxweynaha iyo Ambassador Mehmet Yılmaz ayaa kulankaan kaga hadlay Arimaha Amniga, Doorashooyinka, wax ka qabashadaFatahaadaha, Maalgashiga deegaanada Hirshabeelle iyo shaqo abuur Dhalinyarada.

Madaxweynaha ayaa uga mahadceliyay Safiirka Dowlada Turkiga dadaalada wax tarka leh ay la garab taagan yihiin dadka Soomaaliyeed.

 

Related posts

Guurkii Awoowayaasheeni Doonistii iyo Aqal Galkii Waagii hore !

Cabdi Cade

Qarax Khasaaro geestay oo ka dhacay Muqdisho iyo Faah faahino kasoo baxaya

Cabdi Cade

Madaxweyne Farmaajo oo la sheegay in uu tartanka ka hari doono sidii Maxamed Mursal

Cabdi Cade
Taboola Ads ---