Allbanaadir.com
NEWS

Xubno ka socday Booliiska Caalamiga oo soo gaaray Muqdisho lana kulmay Xijaar (Sawirro)

Magaalada Muqdisho waxaa soo gaaray saraakiil ka socotay booliiska Caalamiga ee loo yaqaan INTERPOL , waxa ayna saraakiishhan la kulmeen taliska booliiska Soomaaliya iyo saraakiil kale.
 
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, S/gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay xubnaha ka socda Booliska caalamiga ah ee INTERPOL, waxa ayna kawada hadleen arimo badan oo khuseeya xiriirka ka dhaxeeya booliiska Soomaaliya iyo INTERPOL.
 
kulanka dhax maray taliyaha ciidanka booliiska iyo saraakiisha INTERPOL ka socotay ayaa lagu gorfeeyay howlaha iyo Iskaashiga Booliska Soomaaliyeed iyo sidii loo xoojin lahaa wada shaqeynta labada dhinac.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Dalalka G7 oo si adag uga hadlay Xiisada Siyaasadeed ee Soomaaliya soona saaray Digniin

Cabdi Cade

Daadadkii ugu xumaa muddo 50 sano ah oo ku dhuftay qeybo ka mid ah dalka.. (Sawirro)

Caydiid Ali

Jen. Odowaa oo amar cusub siiyey ciidamada dagaalka adag kula jira Al-shabaab

Caydiid Ali
Taboola Ads ---