Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Madaxweyne Deni oo soo saaray amar ku socda heyadaha Maamulka Puntland (Akhriso)

Madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Siciid Deni ayaa soo saaray amar culus oo ku socda heyadaha maamulkiisa iyo kuwa aan dowliga aheyn

Wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweyne Deni ayaa lagu amray hey’adaha iney qoraalada xafiisyada, Boorarka, shirarka iyo fariimaha bulshadda loo gudbinayo ku qoraan Af Soomaali, si loo hirgeliyo adeegsiga Af Soomaaliga.

Amarkan ayaa waxaa soo dhoweeyey dad badan oo ololeeya xoojinta afka Soomaaliga inkastoo amaro noocan ah oo horey uga soo baxay dowlada dhexe iyo qaar ka mid ah maamulada dalka uusan u fulin sidii loogu talo galay.

HOOS KA AKHRISO WAREEGTADA

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Shiinaha oo bedelay madaxdii u qaabilsanaa hubka halista badan ee Nukliyeerka

Cabdi Cade

Mullah Cumar oo la shaaciyay in mudo badan kunoolaa meel ku dhaw Saldhiga Milatariga Mareykanka ee …

Cabdi Cade

(Akhriso) Qabiilada iyo Magacyada Golaha wasiirada cusub ee Somalia

Caydiid Ali
Taboola Ads ---