Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Cod-bixin ka bilaabatay dalka Iran & shacabka oo dooranaya Madaweyne cusub (Sawirro)

Shacabka reer Iiraan ayaa maanta u dareeray goobaha codbixinta ee tartanka madaxtinimo ee dalkaasi, iyadoo ay jiraan walaac laga qabo tirada dadka ka soo qeyb galaya doorashada madaxtinimo oo aad u hooseeysa.

Illaa 60 milyan oo codbixiyeyaal ah oo ku sugan Iiraan ayaa la filayaa in ay u codeeyaan ciddii ay ku aamini lahaayeen talada, afarta murashax ee loolanka ugu jira sidii ay u beddeli lahaayeen Madaxweyne Hassan Rouhani.

Madaxa muxaafidka Ebrahim Raisi, ayaa si weyn loogu arkaa inuu yahay ninka ugu cadcad tartanka doorashada.

Hogaamiyaha Sare Ali Khamenei ayaa isna saaka oo Jimco ah codkiisa dhiibtay,wuxuuna hor istaagay boqolaal musharax, oo ay ku jiraan kuwa isbedel doonka ah iyo kuwa la safan Rouhani.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

https://youtu.be/2zS_Mnc8sDI

Related posts

Dowladda oo Shaacisay tirada Saldhigyada ATMIS kala wareegeen Ciidanka Xoggga

Cabdi Cade

Madaxweyne Chakwira oo si murugo leh uga hadlay geerida Wasiiro katirsanaa Dowladiisa

Cabdi Cade

Xassan Shiikh oo ka hadlay sababta sanadkan loo baajiyey xuska Maalinta 12ka Apriil

Caydiid Ali
Taboola Ads ---