Fursad Qaaliya: Ma doonaysaa in caruurtaadu bartaan Higaadda, caqiidadada islaamka, siirada nabiga Inta lagu jiro fasaxa Summerka

WhatsApp: +252634484123
Dugsiga Amiin Quran Online oo ah dugsi quraan online ah oo hore looga bartay waxbarasho tayo leh ayaa inta lagu jiro fasaxa summerka kuusoo kordhiyay courses cusub:

1. Kooraska koowaad: Barashada higaadda quraanka kariimka ah oo lagu dhammaystiri doono muddo 3 bilood ah.

2. Kooraska labaad: Barashada caqiidada islaamka, siirada nabiga , ducooyinka & Salaadda.

Labadan koorasba waxa loogu talo galay caruurta yaryar iyo dadka waaweyn.

Koorsooyinka waxa bixinaya macalimin khibrad leh oo ku dhigi doona luuqadda Somaliga & Luuqadda English ka iyadoo arday walba loogu dhigayo luuqadda uu fahmayo.

Koorsooyinka kale ee dugsiga lagu barto wax aka mid ah : –

1) Quraanka kariimka ah
2) Higaadda
3) Xadiithka
4) Caqiiqda islaamka
5) Fiqhiga
6) Siirada nabiga صلى الله عليه وسلم
7) Tarbiyadda caruurta
8) Baridda caruurta ( Salaadda iyo axkaamta islaamka)
9) Tafsiirka iyo tajwiidka quraanka
10) Kobcinta Afsoomaaliga ( Afka hooyo)

 Dugsigu waxa uu kuu diyaariyay macalimiin rag iyo haweenba leh oo aqoon buuxda u leh duruusta ay bixinayaan .

 Manhaj tayo leh oo si fudud ay ardaydu u baranayaan diinta islaamka.
 Arday walba waxa loo dhigayaa wakhtiga ugu haboon ee uu rabo inuu class ka qaato .
 Duruustu waxay ku baxayan afsoomaali , sido kale waxa jira qayb ku baxda English – to – English oo loogu talo caruurta aan fahmaynin af-somaliga .

Nala soo xiriir oo hel macluumaad dheeraad ah:

WhatsApp: +252634484123
IMO: +252634484123
Viber: +252634484123
Telegram: +252634484123
Skype: Amiin Quran Online
Gmail: Amiinquranonline@gmai.com

Booqo webiste ka dugsiga :
www.Amiinquranonline.com

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

- Advertisement -