Allbanaadir.com
NEWS

Daawo Sawirada: Madaxweyne Qoor Qoor oo safar dhulka ah ku tagay Cadaado

Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa Safar dhulka ah kusoo gaaray Degmada Cadaado Ee Gobolka Galgaduud, halkaasoo ay si diirran ugu soo dhaweeyeen Maamulka, Shacabka Degmadda iyo Xubno ka tirsan Goleyaasha Dowladda Galmudug.
 
Madaxweynaha ayaa kulamo la qaatey waxgaradka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada kana xog wareystay xaalada deegaanka, waxa ayna kawada hadleen xaalada degmada iyo baahiyaha gaarka ah ee ka jira.
 
Ugu danbeyntii,Madaxweynaha ayaa ku amaanay reer cadaado is xilqaanka iyo isku duubnida ay ku dhisanayaan degmadooda asagoona ubalanqaaday in ay dowladda Galmudug sibuxda ugarabtaagantahay dadaaladooda.
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Taliska AMISOM oo War ka soo saaray dayuuradii ku burburtay degmada Berdaale

Caydiid Ali

Saciid Deni oo booqday qabriga Madaxweynihii hore ee Somalia (Daawo Sawirro)

Caydiid Ali

Kulanka Qoor Qoor, Lafta-gareen iyo Waare ee baydhabo oo shaki la galiyay & Sanbalooshe oo laga xanaaqay !!

admin
Taboola Ads ---