Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Musharaxiinta oo ka hor yimid muddo kororsiga, taageerana u muujiyey Saadaq Joon

Midowga Musharaxiinta ayaa si cad uga soo horjeestay talaabadii ay Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka federalka Soomaaliya ugu codeeyeen in dalka uu aado doorasho qof iyo cod ah oo muddo labo sano gudahood ah lagu qabto.

Qoraal ka soo baxay Midowga Musharaxiinta ayaa sidoo kale lagu soo dhoweeyey talaabadii uu maanta qaaday Taliyihii xilka laga qaaday ee ciidanka Booliska gobolka Banaadir Saadaq John oo ka hor yimid muddo kordhinta baarlamanka.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA OO DHAMEYSTIRAN.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho-Somalia

Allbanaadir@live.com 

https://youtu.be/N-skUGrbkZA

Related posts

Dowlada Somalia oo soo saartay qorshe lix bilood soconaya oo leh Saddex ujeeddo

Caydiid Ali

C/raxmaan C/shakuur: “Qoraalka Villa Somalia ka soo baxay waa mid caato iyo boor isku qaris ah”

Caydiid Ali

Madasha Badbaado Qaran oo Warqad xasaasi ah u dirtay Beesha Caalamka (Akhriso)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---