Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Maamulka G/Benaadir oo goob fagaare ah ku gubay dukomentiyo hore (Sababta)

Maamulka gobolka Banaadir ayaa gubay dokumentis fara badan oo horey loogu isticmaali jiray xafiisyada iyo qeybaha Maamulka.

Waxaa munaasabadaas goob-joog ka ahaa Gudoomiye ku-xigeenka gobolka Banaadir ee Maamulka iyo Maaliyada C/qaadir Maxamed Maxamuud (Caanaboore) iyo masuuliyiin kale.

Talaabadan ayaa lagu macneeyey in maamulka gobolka Banaadir uu guuray isticmaalka nidaamka casriga ah oo lagu qaban doono adeegyada ay bulshadu u baahan yihiin.

HOOS KA DAAWO MUUQAAL ARRINTAAS LA XIRIIRA

https://www.youtube.com/watch?fbclid=IwAR3QvlwIp4FGmR9NPw9vghm91shAx_OZT6b3KIEc0yCXzTVwY_UDy6pYR6o&v=78T-6Skqj6o&feature=youtu.be

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Khamri iyo Xashiish badan oo lagu qabtay magaalada Burco (Daawo Sawirada)

Cabdi Cade

Garoon ciyaareed ay horey u xireen Al-shabaab oo mar kale dib loo furay

Caydiid Ali

Wasiiro ka tirsan Galmudug oo soo saaray wareegtooyin iska soo horjeeda (Akhriso)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---