Allbanaadir.com
GALMUDUGNEWSPUNTLAND

Deni & Qoor qoor oo War-Murtiyeed ka soo saaray xalinta Khilaafka doorashada (Akhriso)

Madaxweynayaasha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa War Murtiyeed ka soo saaray Shirka Iskaashiga Puntland iyo Galmudug ee ka dhacay xarunta Madaxtooyada Puntland ee Gaalkacyo.

Shirka oo looga hadlay iskaashiga Puntland iyo Galmudug, ee dhinacyada Amniga, bulshada iyo horumarka, waxaa kaloo looga hadlay xaaladda Soomaaliya, gaar ahaan Doorashadda, iyadoo War-murtiyeed ay wadajir u soo saareen ku heshiiyeen inay ka shaqeeyaan sidii la isugu soo dhoweyn lahaa dhinacyada ku kala aragtida duwan hanaanka qabsoomidda doorashada.

HOOS KA AKHRISO WAR MURTIYEEDKA AY SOO SAAREEN:

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

 

Related posts

Ra’isul Wasaare Xamse Barre oo saddex arrin kala hadlay Antonio Guterres

Cabdi Cade

Turkiga, Ruushka iyo Iran oo ka shiraya dagaalka Siiriya

Caydiid Ali

Caruur Walaalo ah oo ku geeriyootay Dab ka kacay guri kuyaala Hargeysa

Cabdi Cade
Taboola Ads ---