Allbanaadir.com
NEWS

Somaliland oo si adag uga hor timid Xilkii Madaxweyne Farmaajo u magacaabay Yuusuf Garaad

Maamulka Somaliland ayaa si adag uga hor yimid xilkii Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo shalay u magacaabay Yuusuf Garaad Cumar oo ahaa Ergayga Gaarka ah ee Geeska Afrika, Badda Cas iyo Gacanka Cadmeed.

War Qoraal ah oo kasoo baxay Wasaarada arimaha dibadda maamulka Somaliland ayaa magacaabista Madaxweyne Farmaajo ku tilmaantay mid riyo maalmeed ah, waxa ayna xuseen in ay tahay mid laga leeyahay ujeedooyin gaar ah.

Halkan ka akhriso Qoraalka kasoo baxay Somaliland

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Qorax Madoobaad laga arki doono meelo badan oo caalamka ku soo wajahan & Somalia oo..

Caydiid Ali

Farmaajo oo si kulul uga hadlay dilka Xildh. Boqore, amar culusna siiyey laamaha aminga

Caydiid Ali

Puntland oo soo iibsatay diyaarado nuuca dagaalka ah

Cabdi Cade
Taboola Ads ---