Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

(Akhriso) Liiska degmooyinka laga helay COVID-19 & tirada degmo walba loo diiwaan geliyey

Cudurka COVID-19 oo haatan dunida oo dhan ay dagaal kula jirto ayaa dalalka uu ku sii faafayo waxaa ka mid ah Somalia oo cudurkan laga helay dad haatan ka badan 750 qof sida ay sheegtay Wasaarada Caafimaadka.

Waxaan halkan hoose idinkugu soo gudbinaynaa shax ay sameysay Wasaarada Caafimaadka oo oo ku saabsan degmooyinka dalka ee laga helay cudurka iyo tirada dadka laga diiwaan geliyey degmo walba.

Shaxdan ay heshay Allbanaadir Online ayaa waxaa la wadaagay sarkaal ka tirsan Wasaarada caafimaadka Somalia, waxaana tirada ku xusan la diiwaan geliyey intii u dhexeysay 11 Maarso illaa 28kii bishii ina dhaaftay ee Apriil.

HOOS KA AKHRISO MAGACYADA DEGMOOYINKA LAGA HELAY IYO TIRADA DADKA

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Guddoomiyaha cusub ee Maxkamadda Sare oo lagu hor dhaariyay Madaxweyne Farmaajo (Daawo Sawirro)

Caydiid Ali

Magaalo Taariikhi ah oo lo qorsheenayo in uu ka dhaco feerka Elon Musk iyo Mark Zuckerberg

Cabdi Cade

Nin Magangelyo-doon ah oo dalkiisa kasoo baxsaday oo dabaashay masaafo 20 KM !!

Cabdi Cade
Taboola Ads ---