Allbanaadir.com
NEWS

Madaxweyne Deni oo ku lugeeyay Suuqa magaalada Qardho (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo safar shaqo ku jooga Qardho, ayaa maanta kormeeray xarumaha uu ka socdo Gurmadka loo fidinayo dadkii ay fatahaadu saameysay.

Guddoomiyaha Guddiga sare gurmadka fatahaadda Qardho, Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Mudane Maxamed Dhabanacad iyo xubno ka tirsan Guddiga ayaa Madaxweynaha halkaasi kusoo dhoweeyay.

Madaxweynaha ayaa kormeeray xarumaha lagu kala maareynayo raashinka gurmadka ah, goobaha kale ee shaqadu ka socoto iyo suuqa weyn ee Qardho halkaasi oo Madaxweynuhu ku lugeeyay si uu u arko howsha baaxada leh ee socota.

 

 

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Bandhig faneed aan caadi aheyn oo xalay lagu qabtay degmada Dayniile (Daawo Sawirro)

Caydiid Ali

Dowladda oo ka mahadcelisay Deeq Waxbarasho oo Sannad walbo siin doonto Masar (Sawirro)

Cabdi Cade

Farmaajo oo kulan xasaasi ah la qaatay Guddoomiyeyaasha labada aqal ee Baarlamanka (Sawirro)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---