Xildhibaano ka soo jeeda Puntland oo ka hor yimid Wasiiradii DF ee shalay ka hadlay Garowe

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka DFS oo shir jaraa’id ku qabtay Garoowe ayaa sheegay ayaa soo dhaweeyey war-murtiyeedkii kasoo baxay shirka wadatashiga Puntland ee halkaas lagu soo gebagebeeyey maalmo ka hor.

Xildhibaanada ayaa sheegay inaysan ku raacsanayn wasiirada DFS ee shirkii jaraa’id ku qabtay Garoowe, kuwaasoo dhaliilay qaar ka mid ah qodobadii ku xusnaa War-murtiyeedka.

HOOS KA AKHRISO QORAAL AY SOO SAAREEN XILDHIBAANADA:-

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

- Advertisement -