Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Taliska Booliska Somalia oo taliyeyaal cusub u Magacaabay Saddex degmo (Akhriso)

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Guuto Cabdi Xasan Max’ed Xijaar ayaa Taliyeyaal Boolis u Magacaabay Saldhigyada Booliska Degmooyin ka tirsan Gobolada Galgaduud, Hiiraan iyo Mudug.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Taliye Xijaar ayaa waxaa Maxamed Axmed Shire u loogu magacaabay Taliyaha Saldhiga Booliska Degmada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug, iyadoo Taliyaha Saldhiga Booliska Degmada Matabaan loo Magacaabay Cabdifitaax Maxamed Jaamac, halka Daahir Faarax Axmed loo Magacaabay Taliyaha Saldhiga Booliska Degmada Guriceel.

HOOS KA AKHRISO WAREEGTADA

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Dab xooggan oo caawa qabsaday Warshad ku taalla duleedka Muqdisho

Caydiid Ali

Qatar oo marti-gelinayso Shir Degdeg ah oo looga arrinsanayo Biyo-xireenka Ethiopia

Cabdi Cade

(Daawo Sawirro) Xulkii ugu dambeeyay Afrika oo boorsooyinkiisa ka xirxirtay Koobka Adduunka

Caydiid Ali
Taboola Ads ---