Allbanaadir.com
NEWSPUNTLAND

Habraaca diiwaangelinta Ururada Siyaasadeed ee Puntland oo la shaaciyey (Akhriso)

Guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland ayaa shaaciyay Hannaanka iyo Habraaca loo marayo is-diiwaan-gelinta ururada siyaasadeed ee Puntland.

Qabashada codsiyada diiwaan-gelinta ayuu sheegay guddigu inay socon doonto muddo saddex bilood ah laga soo bilaabo 15-kii bishan December 2019 ilaa 15-ka March 2020-ka, wakhtigaasi oo ay ku egtahay diiwan-gelinta ururada Siyaasadda.

Guddiga ayaa sheegay oo kale in Urur kasta oo doonaya in loo diiwaan-geliyo urur-siyaasadeed uu codsigiisa soo raaciyo lifaaqa ay ku jiraan 10 nuqul oo xeerka ururka ah, liiska magacyada as’aasayaasha ururka oo lagu soo daabacay nootaayo sharciyaysan iyo shuruudo kale.

Hoos ka akhriso habraaca oo dhameystiran

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Dalal ay ku jirto Kenya oo laga helay kiisas cusub oo la xiriira Coronavirus

Caydiid Ali

Madaxweyne Farmaajo oo tababar usoo xiray Saraakiil ka qalin jabisay Turksom (Sawirro)

Cabdi Cade

Axmed Madoobe oo shaaciyay hal arin ay isaga mid yihiin Dowlada Federaalka iyo Al Shabaab

Cabdi Cade
Taboola Ads ---