Allbanaadir.com
HIRSHABELLENEWS

Maamulka Hirshabelle Sidee u arkaa in muddo kordhin loo sameeyo Madaxda DF (Akhriso)

Dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa lagu faahfaahiyay mowqfika ku aadan doorashooyinka 2020.

War-Saxaafadeed kasoo baxay Madaxtooyada Hirshabeelle ayaa lagu sheegay inaan la aqbali karin muddo kororsi loo sameeyo dowlada hadda shaqeysa, ayna taageersan yihiin in doorasho qof iyo cod ah ay dalka ka dhacdo.

Hoos ka akhriso War-saxaafadeedka

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

(Sawirro) Mareykanka oo Kenya ugu deeqay dayuurado dagaal & Gaadiid gaboobay

Caydiid Ali

Somaliland oo si kulul uga jawaabtay qoraal ka soo baxay guddiga doorashada Somalia

Caydiid Ali

Iran oo fashilisay Weerar Diyaarado kusoo qaadeen Warshad Hubka lagu farsameeyo

Cabdi Cade
Taboola Ads ---