Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

(Akhriso) Dowlada Somalia oo beenisay daraasad ay soo saartay Jaamacad ku taalla Ireland

Wasaarada Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya daraasaad qaldan oo ay soo saartay jaamacad ku taala Waqooyiga dalka Ireland taasoo ay ku sheegtay in cuduro laga heley Galeyda iyo Masagada Dalkeena ka baxday.

Daraasadu waxay ku sheegtay jaamacadaas in Galeyda iyo mesegada ka baxda Somalia laga helay sun halis ah oo sababi karta in loo dhinto, iyagoo ka digay in la cuno.

Wasiirka Beeraha Somalia Saciid Xuseen Ciid ayaa dacaayad iyo been abuur ka dhan ah wax soo saarka dalka ku tilmaamay daraasadan, isagoo xusay in arrintan laga leeyahay ujeedooyin guracan.

Hoos ka akhriso War-saxaafadeedka

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo la kulmay dhigiisa Magaalada Ankara (Daawo Sawirro)

Caydiid Ali

Silica, rafaadka & Musuqa ka taagan Waaxda dad dhigista dowlada hoose ee Xamar

Caydiid Ali

Ehelada Sayid Cali Macallin Daa’uud oo ka hor yimid xukunkii Maxkamada G/Banaadir

Caydiid Ali
Taboola Ads ---