Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Danjire muddo xileedkiisu dhamaaday oo dalka laga sagootiyey (Daawo Sawirro)

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdulqaadir Axmed-kheyr Cabdi, ayaa ku qaabilay Xafiiskiisa Wasaaradda Wakiilka muddo-xileedkiisa shaqo ay ka idlaatay ee Hey’adda Cuntada iyo Beeraha ee Qaramada Midoobey ee Soomaaliya, Mudane Serge Tissot.

Mudane Cabdulqaadir Axmed-kheyr ayaa uga mahadceliyay Mudane Serge Tissot dadaalada iyo waxqabadka uu muujiyay mudada uu xilka hayay, isagoo u rajeeyay guul in uu ka gaaro howlihiisa mustaqbalka.

Dhanka kale, Wakiilka muddo howleedkiisa loo igmaday ka idlaatay ee Hey’adda FAO ayaa uga mahadceliyay Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ka qeybqaadashada iyo iskaashiga joogtada ee uu kala sameeyay horumarinta howlaha hey’adda ee Soomaaliya.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Ciidanka Xoogga dalka oo soo riday dayuurad Drone ah oo iyaga lagu basaasayey (Sawirro)

Caydiid Ali

Mareykanka oo mar kale niyad jebiyay Itooboiya taageerana u muujiyay Soomaaliya

Cabdi Cade

Aktarad laga xaday abaal marinta Oscars wax yar kadib markii la guddoonsiiyay (Daawo Sawirro)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---