Allbanaadir.com
NEWS

Jubbaland oo War cad kasoo saartay Xarigii Muqdisho loogu geestay Wasiirkeeda Amniga

War Saxaafadeed goordhaw kasoo baxay guddiga Amniga maamulka Jubbaland ayaa looga hadlay xarigii shalay ciidamada amaanka garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho ugu geesteen Wasiirka Amniga Jubbaland Cabdirashiid Janan.

Guddiga Amniga Jubbaland warka kasoo baxay ayaa lagu sheegay in xariga loo geestay Wasiirka Amniga Jubbaland uu yahay mid sharci daro ah oo kasoo horjeeda xuquuqda muwaadinka iyo xasaanada Mas’uuliyiinta.

 

Hoos ka Daawo Muuqaalka wararka Shabakadda Allbanaadir Online 24 saac kasta

Related posts

(Akhriso) War-Murtiyeed laga soo saaray kulamadii Uhuru Kenyatta & Muuse Biixi

Caydiid Ali

Somaliland oo eedeyn aad u culus u jeedisay Dowladda Soomaaliya

Cabdi Cade

Kenya oo jawaab yaab leh ka gudbisay dacwada badda ee kala dhexeysa Somalia

Caydiid Ali
Taboola Ads ---