Allbanaadir.com
NEWSSOUTH WEST

Guddi baaraya Dhacdadii magaalada Baydhabo oo la magacaabay (Akhriso Magacyada)

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdulcasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa magacaabay guddi loo xil saaray in baaritaan ku sameeyeen dadkii shacabka ahaa ee 9kii Bishan August 2019 lagu dilay beer kutaala duleeka Magaalada Baydhabo.

Guddigan ayaa ka kooban Wasiiro, saraakiil ciidan iyo maamulka gobolka, waxa ayna guddigan si qoto dheer u baari doonaan dilkii duleedka Baydhabo loogu geestay Ganacsade Cali Marguuzi iyo dad kale oo shacab ah.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho-Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

R/Wasaare Jacinda oo diiday in ay ku dhawaaqdo magaca ninkii Muslimiinta ku laayay New Zealand

Cabdi Cade

Laamaha amaanka DF oo kulan xasaasi ah yeeshay (Sawirro)

Caydiid Ali

Iran oo wacad ku martay iney xanuunjin doonto Israel

Caydiid Ali
Taboola Ads ---