Allbanaadir.com
NEWSSOMALILAND

Dugsi Quraan Online ah oo fursad qaaliya u haya qurbajoogta Soomaaliyeed iyo Caruurtooda

Waxa la ogaysiinayaa dhamaan qurbo-joogta soomaliyeed  ee ubadkooda lajecel in ay bartaan quraan kariimka ah iyo shareecada islaamka in Markaska AL Bayaan Quran Online oo ah dugsi casri ah oo looga bartay waxbarsho tayo leh in uu qaadanayo arday cusub caruur iyo dad waawaynba leh.

Waxaa dugsiga kuugu diyaaraa macalimiin khibrad leh iyo manhaj waxbarasho oo tayo leh,adigoo udhiganaaya hab casri ah oo ONLINE ah.

        Maadooyinka dugsiga lagu dhigan-doonaa waa sidan :

  • Quraanka kariimka ah
  • Higaad
  • Ducooyin(adkaar)
  • Axaadiis
  • Tafsiirka quraanka
  • Siiro
  • Luuqda carabiga
  • Fiqhi

WAXA AAD NAGALA SOO XIDHIIDHI KARTAA:

Hadda isdiwaangali oo la xiriir maamulka dugsiga 
WhatsApp: +252634043907
IMO: +252634043907
Skype: AL-BAYAAN QURAN ONLINE

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Bangiyada Dalka oo iska diiday in Lacago Laaluush ah la dhax mariyo iyo Caqabad soo korortay !!

Cabdi Cade

Al-Bashiir oo mar kale la soo taagay Maxkamad iyo dacwado lagu soo oogay

Caydiid Ali

Booliska DF oo qabtay nin loo heysto dil ka dhacay Magaalada Nairobi (Sawirro)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---