Allbanaadir.com
NEWS

Al Shabaab oo Hir galisay Mashruuc lagula dagaalamayo Kaneecada (Daawo Sawirada)

Maamulka Al Shabaab ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa deegaanka Kuunyo Barrow ka hirgalisay mashruuc lagula dagaalamayo Kaneecada oo dhibaato badan ku heysa dadka deegaanka.

Mashruucan lagula dagaalamayo kaneecada waxaa fulinaya dhalinyaro loo tababaray sumeynta kaneecada, kuwaa oo adeegsanaya daawooyin iyo agab kale oo lagula dagaalamo kaneecada.

Maamulka Al Shabaab ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegay in mashruucan lagula dagaalamayo kaneecada ay ku baxday dhaqaalo badan iyo juhdi, waxa ayna sheegeen in mashruucan horey looga fuliyay deegaano kale.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho-Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Galmudug oo wajaheysa Maalmo adag & Dhuusamareeb oo qarka u saaran..

Caydiid Ali

Madaxweyne Qoor-qoor oo safar dhulka ah ku gaaray deegaanka..(Daawo Sawirro)

Caydiid Ali

Weerar culus oo ciidamo Itoobiyaan ah saaka ku qabsaday duleedka Buur-hakaba

Caydiid Ali
Taboola Ads ---