Iyadoo xalay dabley ka tirsan Al-Shabaab ay ku hoydeen hotel Maka Al-Mukarama iyo maqaayada Hilaac UK ayaa waxaa goor dhow abaare 6:00 aroornimo laga maqlay...
Waxaa wali aan lasoo afjarin weerar rag hubeesan caawa ku galeen dhismo ku dhaw hotelka Maka Al Mukarama ee magaalada Muqdisho, waxaana wali la maqlayaa...
Al Shabaab ayaa si cad u sheegatay masuuliyada weerar xoogan oo isugu jiray ismiidaamin iyo mid toos ah oo caawa fiidkii lagu qaaday Dhismaha Hotelka...
Waxaa goordhaw qarax aad u xoogan badan oo jugtiisa laga maqlay inta badan magaalada Muqdisho ayaa ka dhacay Laamiga Maka Al mukarama gaar ahaan inta...
Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah Kuliyadii hore ee Jaalle Siyaad ee magaalada Muqdishosho ugala wareegtay ciidamada AMISOM gaar ahaan kuwa Burundi oo...