Tuesday, May 21, 2024

Maxkamadda ICJ oo xukuntay kiis la mid ah kii badda ee Kenya & Soomaaliya

Maxkamada Cadaalada ee ICJ ayaa maanta xukun ay soo saartay ku taageertay dalka Nicaragua iyada oo go’aamisay in Colombia ay si dhaqsi ah u...

Sargaal katirsan Ciidamada AMISOM oo Soomaaliya ku sifeeyay Doofaar oo kale !!!

Qarmada Midoobay iyo dalalka reer Galbeedka waxa ay marwaliba sheegaan iney ka go’antahay dhisida Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed, balse waa waxba kama jiraan, sidaasi waxaa...

Raisul Wasaare Xamse Barre & wafdi uu horkacayo oo dalka ka ambabaxay

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafti ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa dalka ka ambaxay, asagoo ku sii jeeda dalka...

Dowlada Sacuudiga oo dil ku xukuntay haweeney u dhalatay dalkaas oo lagu helay..

Maxkamad ku taalla Sacuudiga ayaa dil ku xukuntay haweeney u dhalatay dalkaas ka dib markii lagu helay iney dil bareer ah kula kacday haweeney...

Xildhibaan ka tirsan Baarlamanka Puntland oo iscasilay, kana hadlay sababta

Xildhibaan Maxamed Warsame oo ka tirsanaa Baarlamaanka Puntland ayaa guud ahaan iska casilay xubinimadiisii. Warqad uu soo diray xildhibaanka oo laga hor akhriyey kulankii baarlamanka...

Faahfaahin: Haweeney caan ka aheyd barta Tiktok iyo Ilmo yar oo lagu dilay Boosaaso

Waxaa soo baxaya Haweeney iyo ilmo yar oo xalay saqdii dhexe lagu dilay magaalada Boosaaso ee gobolka Bari Marxuumad Raaqiyo Faarax ayaa sida la sheegay...

Ra’isul Wasaare Kheyre oo Digniin adag u diray Wasiirada iyo Masuuliyiinta kale ee dowlada

Ra'isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa Golaha Wasiirada iyo masuuliyiita kale ee dowlada katirsan uga digay in ay sameeyaan Musuq maasuq iyo...

Maxay yihiin ciidamada isku urursaday buurta Gacan-libaax ee Somaliland?

Maalmihii la soo dhaafay ayaa waxaa isi soo tarayay warar iyo muuqaalo lagu baahiyay baraha bulshadu ku xariirto oo sheegaya in koox hubaysan ay...

Xassan Shiikh: “Ciidamada DF ayaa na soo weeraray aniga iyo Shiikh Shariif”

Madaxweynihii hore ee Somalia, kana tirsan musharaxiinta u taagan doorashada Madaxweynaha Somalia ayaa ka hadlay dagaalka caawa saqdii dhexe ka qarxay magaalada Muqdisho kaasoo...

Madaxweyne Deni oo abaal-marino gudoonsiiyey ciyaartoy ku guuleystay tartan (Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Mudane, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa galabta soo xiray tartanka Orodka gaaban ee Gobolada Puntland oo lagu qabtay magaaladda Garoowe ee caasimadda Puntland, Tartanka...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs