Madaxweynaha Somalia iyo wafdi uu horkacayo oo dalka ka ambabaxay
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka dhoofay garoonka dayuuradaha ee magaalada Muqdisho. Wafdiga Madaxweynaha ayaa sii maraya magaalada Nairobi ee...