Sunday, May 19, 2024

Magaalada Jigjiga oo si weyn looga dabaaldegay Munaasabada Ciida (Sawirro)

Kumannaan qof ayaa munaasabadda salaadda ciidda Carafo ku tukaday barxadda garoonka weyn ee ciyaaraha magaalada Jig-jiga ee caasimadda Deegaanka Soomaalida. Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Soomaalida, Mudane...

Iran oo lagu eedeeyay Weerar Khasaaro geestay oo lagu qaaday Markabka Mercer Street

Laba shaqaale oo ka shaqeynayay markab shidaal oo ay maamusho shirkad uu leeyahay ganacsade caan ah oo Israeli ah ayaa lagu dilay xeebaha Cumaan,...

Kooxda Daliban oo qarka u saaran iney qabsato guud ahaan dalka Afghanistan

Kooxda Daliban ee ka dagaalanta Afghanistan ayaa sheegtay, inay qabsadeen magaalooyinka koonfureed ee Sar-epul iyo Kunduz, xilli ay sii wadaan inay isku fidiyaan dhulka...

Wajiyada Hogaamiyaasha Taliban oo Sanado kadib la arkayo iyo Amar cusub oo soo baxay

Kooxda Taalibaan ayaa la wareegtay maamulka inta badan dalka Afganistan, waxa ayna hogaamiyaasha kooxdan hada ka fekerayaan dhismaha dowlad Islaami ah oo la jaanqaadi...

Nin Magangelyo-doon ah oo dalkiisa kasoo baxsaday oo dabaashay masaafo 20 KM !!

Muwaadin Raashiyaan ah ayaa dabaashay masaafo dhan 20 KM oo u dhiganta 12 mile, si uu Dowladda Japan uga codsado magangelyo Qaxootinimo.   Ninkaasi ayey Ilaaladda...

Nin Telefishin ka sheegay sida uu Dumarka u kafsado iyo Caro xoogan oo ka...

Telefishin lagu magacaabo Nouvelle Chaîne Ivoirienne (NCI) oo kuyaala dalka Ivory Coast ayaa baahiyay barnaamij caro badan ka abuuray gudaha dalkaasi, kadib markii nin...

Hogaamiyihii Abaabulay Qaraxii masaajidka Daarul Faaruuq oo Xukun adag lagu riday

Maxkamad heer Federaal ah oo kutaala gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka ayaa xukun adag oo xabsi ah ku riday hogaamiyaha koox qarax ku weerartay...

Diyaarad Ku Dul Burburtay dhismo xafiis iyo Maalqabeen caan ah oo ku dhintay...

Magaalada Milano ee dalka Talyaaniga waxaa ku bur burtay diyaarad yar ay la socdeen sideed qof, waxa ayna diyaarada ku dul bur burtay dhismo...

Dayuuradaha Itoobiya oo duqeymo culus ka geystay Magaalada Makelle

Dayuuradaha dagaalka ee ciidamada Itoobiya ayaa duqeyn xoogan ka geystay magaalada Makelle ee caasimada gobolka Tigray Warbaahin ay Maamusho Jabhadda xoreynta dadweynaha ee Tigray, kuwaasoo...

Mareykanka oo Fariin adag u diray Jabhada TPLF ee qabsatay magaalooyin cusub

Jabhada TPLF ayaa guulo ka sheegatay dagaalo ay maalmihii lasoo dhaafay la galeen ciidamada federaalka Itoobiya, waxa ayna TPLF shaacisay in ay qabsadeen magaalooyin...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs