Thursday, March 28, 2024

Falanqeyn ku saabsan Xildhibaanada Puntland ee xalay liiskooda lagu dhawaaqay

Guddiga xallinta khilaafaadka ee Puntland ayaa maanta ku dhawaaqay magacyada xildhibaanada cusub ee loo soo xulay iney doortaan Madaxweynaha maamulkaas uu yeelan doono, doorashada...

Madaxweyne Gaas oo Garawe keensaday Makiinadaha lacagaha Faalsada Daabaca !!

Madaxweynaha Waqtigiisu dhamaaday ee Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa lagu eedeeyay in magaalada Garawe uu keensaday Makiinadaha lacagaha faalsada ah lagu daabaco. Senator Cabdiraxmaan...

Puntland oo Deegaanadeeda ka mamnuucday Madaxda & Shaqaalaha dowlada Somalia (Akhriso)

Shir ay isugu yimaadeen guddiga Amniga dowlad Goboleedka Puntland ayaa waxa ay soo saareen todobo qodob oo ku saabsan Amniga xilliga doorashada Madaxweynaha. War-Saxaafadeed ay...

Akhriso: Toban Balan qaad uu sameeyay Madaxweyne Gaas oo Fashil kusoo dhamaaday

Waxaan halkaan ku soo qaadanayaa 10 ballanqaad oo Madaxweynaha Puntland, Mudane Gaas u sameeyey Puntland xilliguu musharraxa ahaa iyo intuu hayey xilka Madaxweynaha. Miisaaniyadda...

Al Shabaab oo Caawa Sadex askari ku dishay magaalada Boosaaso 

Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa sheegaya in dagaalyahano hubeesan oo katirsan Al Shabaab caawa fiidkii magaalada Boosaaso ku dileen...

Dil caawa ka dhacay Magaalada Boosaaso & howlgalo ka socda

Askari la sheegay inuu ka tirsanaa ciidamada maamulka Puntland ayaa caawa fiidnimadii lagu toogtay magaalada Boosaaso ee gobolka Bari. Warka ayaa sheegaya in dabley hubeysan...

Khilaaf ka dhex aloosan Maamulka Puntland ee gobolka Nugaal & DF oo ku lug...

Khilaaf ba'an ayaa soo kala dhex galay gudoomiyaha gobolka Nugaal iyo duqa magaalada Garoowe ee maamulka Puntland kaasoo wararku sheegayaan iney ku lug leedahay...

Weerar Khasaare geystay oo caawa ka dhacay Boosaaso & faahfaahino ka soo baxaya

Qarax ayaa la soo sheegayaa in caawa laga maqlay magaalada Boosaaso ee gobolka Bari, kaasoo wararku sheegayaan inuu geystay khasaare nafeed. Warka ayaa intaas ku...

Musuq Maasuqii uu galay Madaxwaynaha Maamulka Puntland Cabdiwali Gaas ee inta uu Xafiiska Joogay!!

Ilaahay biniaadamka wuxuu ku manaystay dareen iyo garasho u kala bayaanisa waxa xun iyo waxa fiican. Sidaas awgeed, waxaan qalinka usoo qaadanay manta in...

Daacish oo soo bandhigtay Dagaal ay la galeen Al Shabaab iyo hub ay ka...

Kooxda Daacish ayaa dhawaan shaacisay in dagaal xoogan oo ay Al Shabaab kula galeen deegaan kuyaala duleedka degmada Qandala ee gobolka Bari ku dileen...

News in English

Thriving on the suffering of a Nation: The Principle of a...

Somalia holds a deep-rooted perspective of altruism as a fundamental principle of brotherhood with the Islamic Arab world. The selflessness of Somalis towards Arabs...

Xulka Allbanaadir

(Daawo) Maxaad jeclaan laheyd in laguu qabto haddii ay kula soo...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo aduun iyo aakhiraba, Maxaad u maleyneysaa...

HINNA Jobs