Saturday, May 4, 2024

Shirka Baarlamaanka federaalka & kuwa dowlad Goboleedyada oo ka furmaya Garowe

Waxaa Magaalada Garoowe ka furmaya maalinta Berri ee Isniinta shirka madaxda Golayaasha Baarlamaanka ee dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada, iyadoo ay ka qeyb galayaan...

Ciidamada Puntland oo isaga baxay Aag ay kaga sugnaayeen Galgala iyo Sababta keentay

Cutubyo katirsan  ciidanka Daraawiishta maamulka Puntland ayaa maanta isaga baxay fariisimo muhiim ah ay kaga sugnaayeen deegaanka buuraleyda Galgala ee katirsan gobolka Bari. Ciidankan iyo...

Madaxweyne Deni oo eedeymo kulul u jeediyey shirkado ka howlgala Puntland

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa si adag u dhaliilay Shirkadaha Korontada iyo Biyaha magaalooyinka Puntland, kuwaasoo ku eedeeyay inay faa’iido xad dhaaf ah...

(Akhriso) War murtiyeed goor dhow laga soo saaray shirkii dowlad goboleedyada ee Garowe

Waxaa goor dhow lagu soo gebogebeeyey magaalada Garowe shirkii golaha iskaashiga dowlad goboleedyada ee sadexda cisho ka socday halkaas. Waxaa shirkaas ka qeyb galay madaxda...

Madaxweyne Saciid Deni oo amar cusub ka soo saaray Magaalada Garowe (Akhriso)

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Maxamed (Deni) oo manta si buuxda xilka ula wareegay ayaa joojiyay, in la dhisto dhammaan dhulka danta guud ee magaalada...

Tirinta Codadka Wareega 1-aad oo soo dhamaatay (Akhriso Sida Codadka loo kala helay)

Waxaa goordhaw soo dhamaatay tirinta codadka wareega koobaad ee doorashada Madaxweynaha Puntland, waxaana wareega koobaad codadka ugu badan helay Musharax Siciid Cabdulaahi Dani . Wareega koobaad...

Faahfaahin laga bixiyey duqeyn ka dhacday degaano ka tirsan Puntland

Maamulka Puntland ayaa faahfaahin ka bixiyey duqeyn ka dhacday gobolka Bari oo ay sheegeen in lagu laayay xubno ka tirsan Daacish oo ku sugnaa...

Madaxweyne Deni oo Xilka ka qaaday Taliyihii ciidanka PMPF, Mid kalena Magacaabay

Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa soo saaray Wareegto xilka looga qaaday xilka ka qaaday agaasimihii ciidanka badda Puntland ee PMPF Cabdiraxmaan...

Ciidamada amaanka oo gacanta ku dhigay Rag dilal ka geestay Boosaaso (Daawo Sawirada)

Ciidamada amaanka maamulka Puntland ayaa howlgalo ay ka sameeyeen magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari waxa ay kusoo qab qabteen dhalinyaro lagu eedeeyay in...

Madaxweyne Deni oo qaabilay danjire Andreas Von Vexkull & xubno uu horkacayey (Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa qasriga madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku qaabilay safiirka dalka Sweden u fadhiya Soomaaliya Ambassador Andreas Von Vexkull iyo...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs